Beesha caalamka iyo deeq bixiyaasha oo Muqdisho kaga qeybgalay shirka Horumarinta Iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya

0
32

Arbaco, July, 10, 2019 (HOL)- Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya ,Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya (SDRF) oo lagu qabtay Muqdisho ee caasimadda dalka.




SOURCE: Beesha caalamka iyo deeq bixiyaasha oo Muqdisho kaga qeybgalay shirka Horumarinta Iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.