Beesha caalamka oo ka digtay khatarta ka imaan karta haddii xal nabadeed laga gaarin arrimaha Jubaland

0
6

Arbaco, December, 18, 2019 (HOL)-Warsaxaafadeed kasoo baxay beesha caalamka ayaa lagu sheegay in xaaladda siyaasadeed ee Jubaland aanay weli sal dhiganin laakiin Jubaland iyo dadkeeduba ay dowrkooda ka cayaari doonaan hawsha lagu xaqiijinayo yoolalka Soomaaliya ee 202ka.




SOURCE: Beesha caalamka oo ka digtay khatarta ka imaan karta haddii xal nabadeed laga gaarin arrimaha Jubaland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.