Boolis Kenya oo baaraya dhaawac loo geystay Wasiirkii hore ee Maaliyadda Maamulka Gaarisa

0
526

Maalinimadii Axada aheyd ee la soo dhaafay ayaa rag hubeysan waxa ay dhaawaceen Wasiirkii hore ee Maaliyadda Maamulka Gaarisa ee Gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya Mkutar. Weerarka lagu dhaawacay Wasiirka ayaa ka dhacay meel banaanka ah hoygiisa,waxana la sheegay in uu dhaawac ka soo gaaray Madaxa,isla markaana uu weli Isbutaal ku jiro. Taliyaha booliska […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Boolis Kenya oo baaraya dhaawac loo geystay Wasiirkii hore ee Maaliyadda Maamulka Gaarisa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.