Booliska Ingiriiska oo billaabay baaritaanka gabar Soomaali ah oo ku geeriyootay Manchester

0
41

Arbaco, July, 10, 2019 (HOL) – Booliska Ingiriiska ayaa markii u horreysay shaaca ka qaaday inay baarayaan sida ay u geeriyootay gabar yar oo Soomaali ah oo sannad ka hor tagtay dalkaas,waxaana khamiistii toddobaadkii hore meydkeeda laga helay wabi ku yaalla degmada Bury ee magaalada Manchester.




SOURCE: Booliska Ingiriiska oo billaabay baaritaanka gabar Soomaali ah oo ku geeriyootay Manchester

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.