Booliska Kenya oo baaritaano ku haaya dhowr qof oo Soomaali ah

0
53

Booliska Dembi-baarista Kenya waxay Maxkamadda Makadara Law Courts ee magaalladda Nairobi ka heleen oggolaansho ay ku sii hayn karaan 4 qof oo soomaali ah,isla markaana  lagu tuhunsan yahay dilkii gabar lagu magacaabi jirey Ismaan C/salaam, taasi oo dabayaaqadii bishii hore lagu dilay guri ku yaalla Xaafadda Islii ee magaalladda Nairobi. Adarta Eedeysane ee ay Boliska […]




SOURCE: Booliska Kenya oo baaritaano ku haaya dhowr qof oo Soomaali ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.