Booliska Kenya oo sheegay inay ku raad joogaan rag looga shakisan yahay Al-shabaab

0
106

Wargeyska The Nation ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoray inay Booliska La-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixsadda ay hawlgal ka sameeyeen guri ku yaalla Deegaanka Nagombeni oo ka tirsan Gobalka Kawaale, halkaasi oo la tuhunsan yahay inay Dhallinyaro ka tirsan Alshabaab lagu tababarayey, waa sida ay hadalka u dhigeen. Taliyaha Boliska Kawaale, Tom Odera ayaa […]




SOURCE: Booliska Kenya oo sheegay inay ku raad joogaan rag looga shakisan yahay Al-shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.