Booliska Kenya oo xirey 19 ruux oo Nigerian ah

0
437

Ciidamada Booliska dalka Kenya ee ka howlgalla Magalada Nairobi ayaa waxa ay bilaabeen in ay xiraan dad u dhashay dowladda Nigeria,kuwaas oo ku dhaqana Xaafado ka tirsan Magalada Nairobi. Inta la xaqiijiyay 19 Nigerian ah ayaa lagu soo waramayaa in ay xir xireyn Booliska Kenya,kuwaas oo laga soo kala qabtay Xaafadaha Umoja, Kasarani iyo Roysambu,kuwaas […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Booliska Kenya oo xirey 19 ruux oo Nigerian ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.