Booliska Mareykanka oo soo bandhigay magaca nin Somali oo lagu dilay dalkaas

0
476

Booliska magaalladda Rojester ee Gobalka Minnesota ee dalkaasi waxay sheegeen in maydkii Ninka Soomaaliga ee dhawaan laga helay waddo ku taalla magaalladaasi,kaasi  oo lagu magacaabi jirey Garaad Xasan Rooble, oo 28-jir ah. Saraakiisha waxay sheegeen in maydka ninkaasi Talaadadii la soo dhaafay laga helay K/bari ee magaalladda Rojestar, iyadoo ay ku yaalleen dhaawacyo rasaaseed. Saraakiishu […]




SOURCE: Booliska Mareykanka oo soo bandhigay magaca nin Somali oo lagu dilay dalkaas

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.