Booliska oo sheegay 82 ruux in laga badbaadiyay hotelka SYL

0
14

Talaado, December, 10, 2019 (HOL)-Taliska Booliska Soomaaliya ayaa warbixin ka soo saaray weerar fiidkii hore ee caawa koox hubeysan ay ku qaadeen hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.




SOURCE: Booliska oo sheegay 82 ruux in laga badbaadiyay hotelka SYL

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.