Boosaaso: Askar dhimasho dhaawac ku noqotay qarax lala eegtay

0
415

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Miino ka dhacay Buuralayda Galgala,kaasi oo lala eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland. Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa nooca Miinada dhulka lagu aaso,waxaana Ciidamada lagula  eegtay xili ay marayeen deegaan lagu magacaabo Toga Bali-khadar ee Buuralayda Galgala. Ugu yaraan hal Askari oo ka […]




SOURCE: Boosaaso: Askar dhimasho dhaawac ku noqotay qarax lala eegtay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.