Boqolaal muhaajiriin oo la la'yahay xeebaha Jabuuti

0
48

Arbaco, Janaayo, 30, 2019 (HOL) – Ha’yadda Qaramada Midoobey u qaabilsan muhaajiriinta ayaa sheegeysaa in la la’yahay dad kor u dhaafaya 130 qof oo muhaajiriin ah kaddib markii labo doonyood oo ay saarnaayeen ay kula degeen xeebaha dalka Jabuuti.




SOURCE: Boqolaal muhaajiriin oo la la’yahay xeebaha Jabuuti

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.