Boqolaal Tahiibayaal ay Somali ku jirto oo la qabtay

0
117

Ciiddanka Ammaanka ee Turkiga ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 241 Muhaajiriin Shisheeye ah oo si sharci-darro ah ugu sugnaa dalkaasi. Ilo ka tirsan Ciiddanka Jandarmiiga Turkiga ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka ee ANADOLU in Muhaajiriintaasi lagu soo qabtay Hawlgalo ka dhacay GoballaddaEDIRNE, Kirklareli iyo Mugla ee W/galbeed ee dalkaasi. Muhaajiriinta la qabtay ayaa la sheegay inay ka soo kala jeedaan […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Boqolaal Tahiibayaal ay Somali ku jirto oo la qabtay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.