Afhayeenka Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha dalka Liibiya, Ayuub Qaasim waxa uu sheegay inay 200 Tahriibayaal ay xalay ka soo badbaadiyeen Badda, kuwaasi oo ku sii jeeday Xeebaha Talyaaniga. Waxa uu sheegay in doonida ay la socdeen Tahriibayaasha oo ahayd nooca Alwaaxa lagu qabtay meel ka baxsan Xeebaha dhanka Bari kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Tripoli. Isbuucan […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Boqolaal Tahriibayaal la soo badbaaday iyo kuwo shil ku dhintay