Boqollaal tahriibayaal Itoobiyan ah oo gaaray Puntland

0
315

Isniin, June, 25. 2018 (HOL)-Deegaannada Puntland, waxaa ku qulqulaya tiradii ugu badneyd oo tahriibayaal Itoobiyan ah, kuwaaso ujeedkoodu uu yahay siddii ay ku gaari lahaayeen magaalada dekedda leh ee Boosaaso oo ay si dhuumaaleysi ah uga tahriibaan.




READ MORE FROM THE SOURCE: Boqollaal tahriibayaal Itoobiyan ah oo gaaray Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.