Khaadumka Labada Xaramka Shariifaynka, ahna Boqorka dalka Sacuudiga, Boqor Salmaan Bin C/casiis Alsacuud wax uu Khadka Telefoonka kula soo xiriiray Madaxweynaha DFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ugu hambalyeeyey 52-guuradda Maalinta Xorriyadda Qaranka Somalia. Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA oo warkan baahisay waxay sheegtay inay Labada Hoggaamiye ka wada hadleen xoojinta xiriifrka labada Waddan Boqor Salmaan […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Boqorka dalka Sacuudiga oo Hambalyada Maalinta Xorriyadda u ssoo diray Madaxweyne Farmaajo