Boqorka Sacuudiga oo Amiirka Qatar ku casuumay Shirweynaha Madaxda Golaha Iskaashiga Khaliijka

0
428

Wakaalladda Wararka Qatar ee Qatar News Agency ayaa sheegtay inuu Amiir Tamiim Bin Xamad Al-thaani uu casuumaad ka helay Boqorka dalka Sacuudiga, Salmaan Bin C/caasiis, si uu uga soo qeyb galo Shirka Madaxda Golaha Iskaashiga Khaliijka ee GCC, kaasi oo bishan 9-da ka dhici doona caasimadda Sacuudiga ee Riyadh. Barta Twitter-ka ee Wakaalladda Wararka ee […]




SOURCE: Boqorka Sacuudiga oo Amiirka Qatar ku casuumay Shirweynaha Madaxda Golaha Iskaashiga Khaliijka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.