Brett Kavanaugh oo loo magacaabay xaakimka maxkamada sare ee dalka Mareykanka

0
257

Talaado, July, 10. 2018 (HOL) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa garyaqaan Brett Kavanaugh u magacaabay inuu noqdo mid ka mid ah xeer-ilaaliyaasha Maxkamadda Sare ee Mareykanka, si uu u bedello booska uu banneeyay Justice Anthony Kennedy oo howlgab noqday.




READ MORE FROM THE SOURCE: Brett Kavanaugh oo loo magacaabay xaakimka maxkamada sare ee dalka Mareykanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.