Burcad badeeda Soomaalida oo siidaayay markab saliid siday oo lagu afduubtay xeebaha Puntland

0
14

Jimco, December, 13, 2019 (HOL)-Burcad-badeedda Soomaalida ayaa sii daayay markab weyn oo saliid siday iyo 8 shaqaale ah oo u dhashay Sri Lanka, kuwaas oo maalmo kahor ay qabsadeen.




SOURCE: Burcad badeeda Soomaalida oo siidaayay markab saliid siday oo lagu afduubtay xeebaha Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.