Cabdi Maxamuud Cumar : Goob shidaal laga helay ayuu shaqsi iska heystaa

0
223

Talaado, July, 03, 2018 (HOL) -Madaxweynaha dowlad deegaanka Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo hadal kooban ka jeediyay munaasabad loo qabtay daah furka Ceelshidaalka laga baarayo ayaa si dadban u eedeeyay sarkaal Itoobiyaan ah oo sida uu hadalka u dhigay iska heysta deegaan ama goob uu Shidaal ka buuxo.




READ MORE FROM THE SOURCE: Cabdi Maxamuud Cumar : Goob shidaal laga helay ayuu shaqsi iska heystaa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.