Cabdi Maxamuud Cumar : Jabhadaha Mucaaradka waxaan ugu baaqeynaa in ay nabada qaataan

0
258

Jimco, July, 13, 2018 (HOL) – Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Max’uud Cumar ayaa u soo jeediyay Ururrada Mucaaradka ah in ay nabada qaataan, iyaga oo ka faa’ideysanaya isbadalka siyaasadeed ee guud ahaan ka hana-qaaday dalka Itoobiya.




READ MORE FROM THE SOURCE: Cabdi Maxamuud Cumar : Jabhadaha Mucaaradka waxaan ugu baaqeynaa in ay nabada qaataan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.