Cabdi Maxamuud Cumar oo markale Berri Maxkamad la soo taagayo

0
387

Ayadoo maanta ay maxkamad ku taalla magaalada Addis Ababa amartay in markii shanaad xabsiga lagu hayo madaxweynihii hore ee dawlad deegaanka Soomaalida, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa warar BBCda soo gaaray waxay sheegayaan in isla maanta ay la amray in berrito maxkamad la hor geeyo. Wararkan ku saabsan in berri oo Jimce ah maxkamad la geyn […]




SOURCE: Cabdi Maxamuud Cumar oo markale Berri Maxkamad la soo taagayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.