Khamiis, July, 19, 2018 (HOL)–Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland Cabdi Wali Cali Gaas ayaa isaga jooga magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka waxaa uu ku dhaliilay dowladda Soomaaliya habka ay u wajaheyso wadahaallada Somaliland.
READ MORE FROM THE SOURCE: Cabdi Wali Gaas : Wada hadallada Soomaaliya iyo Somaliland waxba ka soo bixi-maayaan