Cabdiweli Gaas iyo Michael Keating oo ka wada-hadlay xaaladda Tukaraq

0
319

Arbaco, July, 25, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa xarunta madaxtooyada Puntland ee dulleedka magaalada Garoowe ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay wakiilka gaarka ah ee xoghaya guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya,Michael Keating oo wada-hadal gaar ah ay yeesheen.




READ MORE FROM THE SOURCE: Cabdiweli Gaas iyo Michael Keating oo ka wada-hadlay xaaladda Tukaraq

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.