Cabdiweli Gaas oo safar aan la shaacin ku tagey gobolka Mudug

0
45

Isniin, December, 31, 2018 (HOL)- Madaxweynaha uu xilka ka dhammaanayo ee Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xilli hore oo saakay ah safar aan horay loo sii shaacin ugu ambabaxay gobolka Mudug.




SOURCE: Cabdiweli Gaas oo safar aan la shaacin ku tagey gobolka Mudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.