Talaado, June, 26, 2018 (HOL)–Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed sanad guuradii 58 aad ee ka soo wareegatay maalintii ugu horreeysay ee calanka laga taagay dhul Soomaaliyeed.
READ MORE FROM THE SOURCE: Cabdiweli Gaas “ Waxaan rajeenaynaa wakhti aan dheerayn in Soomaaliya isku timaado”