Camay oo ka laabtay dacwadii uu ka gudbiyay Cabdiweli Gaas

0
254

Talaado, December, 11, 2018 (HOL)– Madaxweyne ku-xigeenka Puntland,Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa ka laabtay dacwad ka dhan ah madaxweynaha Puntland , taas oo salka ku haysay magacaabista guddiga xallinta khilaafaadka ee Baarlamaanka Puntland oo madaxwayne kuxigeenku ka horyimid guddigii madaxwaynaha uu magacaabay.




SOURCE: Camay oo ka laabtay dacwadii uu ka gudbiyay Cabdiweli Gaas

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.