Canada oo magan-galyo siisay haweeney da'yar u dhalatay dalka Saudi Arabia

0
364

Sabti, Janaayo, 12, 2018 (HOL) – Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in dowladda Canada aqbasha in ay magan-galyo siiso Raxaf Maxamed al-Qunun taasoo loo aqoonsaday in ay Qaxooti tahay kaddib markii ay ka soo baxsatay reerkeeda.




SOURCE: Canada oo magan-galyo siisay haweeney da’yar u dhalatay dalka Saudi Arabia

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.