Canada : Wiil Soomaali ah oo tooreey lagu dilay

0
313

Sabti, August, 25, 2018 (HOL)– Subaxnimadii shalay ayeey aheyd markii xaafadda Weston and Lawrence ee magaalada Toronto dagaal ka dhacay gudaha dhisme ku yaalada xaafadda lagu dilay Kaafi Bashiir oo ahaa wiil Soomaali ah.




READ MORE FROM THE SOURCE: Canada : Wiil Soomaali ah oo tooreey lagu dilay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.