Caqabado wali ka taagan dhismaha Baarlamaanka Galmudug

0
138

Talaado, Janaayo, 07, 2020 (HOL)-Degmada Dhuusa-Mareeb waxaa wali ka soconaya kulamo loogu gogol xaarayo sidii loo dadajin lahaa dhismaha Baarlamaanka Galmudug oo ilaa iyo hadda aan lagu dhawaaqin liiska xildhibaannada ka mid noqonaya marka laga soo tago 20 xildhibaan ee Ahlu Sunna Waljameeca.




SOURCE: Caqabado wali ka taagan dhismaha Baarlamaanka Galmudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.