CARLO ANCEOTTI OO LOO MAGACABAY TABABARAHA CUSUB EE KOOXDA SSC NAPOLI.

0
115

Tababaraha cusb ee kooxda SSC Napoli ayaa loo magacaabay macalinkii hore ee kooxda Buyern Muncih Caro Ancelotti.

Durbadiibada ku dhawaaqitaankaa arintaasi kadib waxaa soo baxaysa in uu macalinkaan Dajiyay Qorsheyaal aad u waa wayn oo uu doonayo in uu kooxdan ku keeno Xidigo ay horay wada shaqayn usoo dhex martay.

waxaa la wada fahansan yahay in Ancelotti uu aad u danaynayo in ay dib u midoobaan xidigiisii hore ee Arturo Vidal kaa oo ay soo wada shaqeeyeen intii u dhaxaysay sanadihii 2016-2017kii.

Tababarahaan ayaa waxaa uu kamid yahay taba bare yaasha sida wayn xirfadooda ay aadka u sarayso waxaana looga fadhiyaa in uu isbadal wanaagsan kusoo kordhiyo kooxda.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.