Monday, January 20, 2020

Filinka “Mine” iyo Dhalinyarada Aqoonyahanka ahi maxay isaga eg yihiin?

Sida sawirka kore idinkaga muuqata, waxaad aragtaa askari Maraykan ah, magiciisu waa Mike, waxaa uu dhafoorka iska saaray baaskoolad, isagoo raba inuu is dilo....

Iswaafajinta Aqoonta

Kala sarraynta baahiyaha ee Maasloow (Maslow’s Hierarchy of Needs), waa aragti Cilmi-nafsi oo ku qotonta kala sarraynta baahiyaha qofka. Waxay sheegaysaa in banii Aadamku ay...

Abla-ablaynta Heerarka Aqoonta

Waxbarashadu ma aha oo keliya tan rasmiga ah ee ardayda la geeyo xarun ay aqoonta ka bartaan. Waxaa in badan dadku wax ka bartaan...

Filashadii aan fulin: Ardayda dalka debaddiisa wax ka barata!

Dawlad la’aantu waxay soo barbaarisay bulsho bilaa ogaal ah, sidoo kalena hab iyo nidaam dawladnimo aan wax badan kala socon, aqoonteediina aan habkeeda haynin....

Qalloocii bilaa qirashada ahaa

Laga soo bilaabo tan iyo maalintii dawladnimada Soomaalida ugu horraysay waxaa lagu jiraa jaah-wareer iyo dayaw aan la garanayn sababta iyo surinka aynu ka...

Yeelidda ayaa ka habboon ka sheekeynta

إِنَّ اللّهَ لاَ يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّى يُغَيِّرُواْ مَا بِأَنْفُسِهِمْ “Eebbe ma beddelo duul ilaa ay iyagu isbeddelaan” Aayaddan marka aad u fiirsato micnaha ku aasan...

Dalku deyn hor leh uma baahna

Bartamihii 1980’kii, Dawladdii Dhexe ee Soomaaliya lacago deyn ah ayay ka soo amaahatay dalal shisheeye iyo hay’ado kala duwan, sida Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF)...

Jibbada isbeddeldoon ee Bariga Afrika

Transformation Euphoria in the Horn of Africa By Abukar Arman Waxaa tarjumay Maxamed Saahid. Abuukar Carmaan ayaa falanqayn dhammaystiran ka bixinaya xaaladda sida xawliga ah isu beddeleysa...

Ganacsiga Isxanbaarka ah iyo Soomaalida

Muddooyinkii ugu danbeeyey waxaa bulshada Soomaalida ku soo badanayey ganacsiga internetka, gaar ahaan qaabka loo yaqaanno Network Marketing oo ah qaabka silsiladda laysugu xidhan...

Dagaalka dhaqaale ee ka dhanka ah Turkiga

Dagaal dhaqaale oo saf ballaaran ayuu Maraykanku ku soo qaaday dunida inteeda kale. Dagaalkan wuxuu si ba’an u saameeyey dhaqaalaha Turkiga waxaana hoos-u-dhac aad...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Sheikh Sharif : I am a warlord and people expected me to cling to...

Former president of Somalia, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has taken a war of words against the current president Mohamed Abdullahi Farmaajo, and his Prime...

Markab dhuxul ka qaaday Soomaaliya oo gaaray Ciraaq (Dowladda Soomaaliya oo dacwad ka gudbisay)

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobey Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle) ayaa sheegay in Markab dhuxul ka qaaday Soomaaliya uu ku xirtay Dekedda Umm...

Al-Shabaab iyo dadka deegaanka oo ku dagaalamay deegaano ka tirsan Shabeellaha Dhexe

Dagaal u dhaxeeyay Al-Shabaab iyo dadka deegaanka ayaa ka dhacay deegaano hoostaga degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, dagaalka ayaa si goos goos...