Thursday, February 27, 2020
Libin Jaceyl Qeybtii 1aad

Libin Jaceyl Qeybtii 1aad

Waa xilli galab liiq ah waana xaafada Nasteexo ee degmada Wadajir waxaa geed xaafada ku yaal fadhiyey dhowr hablood oo ay ku jirto Falis...

Isu dhiib, ha kuu dhiibeene…

“Waxaad heshey barwaaqadii Maraykanka, nolol wanaagsan, booliska ku ilaaliya iyo maxkamado xuquuqdaada difaacaya, umaadan baahan saaxiib anigoo kale ah. Maantay waad ii timid adigoo leh...

Filinka “Mine” iyo Dhalinyarada Aqoonyahanka ahi maxay isaga eg yihiin?

Sida sawirka kore idinkaga muuqata, waxaad aragtaa askari Maraykan ah, magiciisu waa Mike, waxaa uu dhafoorka iska saaray baaskoolad, isagoo raba inuu is dilo....

Iswaafajinta Aqoonta

Kala sarraynta baahiyaha ee Maasloow (Maslow’s Hierarchy of Needs), waa aragti Cilmi-nafsi oo ku qotonta kala sarraynta baahiyaha qofka. Waxay sheegaysaa in banii Aadamku ay...

Abla-ablaynta Heerarka Aqoonta

Waxbarashadu ma aha oo keliya tan rasmiga ah ee ardayda la geeyo xarun ay aqoonta ka bartaan. Waxaa in badan dadku wax ka bartaan...

Filashadii aan fulin: Ardayda dalka debaddiisa wax ka barata!

Dawlad la’aantu waxay soo barbaarisay bulsho bilaa ogaal ah, sidoo kalena hab iyo nidaam dawladnimo aan wax badan kala socon, aqoonteediina aan habkeeda haynin....

Qalloocii bilaa qirashada ahaa

Laga soo bilaabo tan iyo maalintii dawladnimada Soomaalida ugu horraysay waxaa lagu jiraa jaah-wareer iyo dayaw aan la garanayn sababta iyo surinka aynu ka...

Yeelidda ayaa ka habboon ka sheekeynta

إِنَّ اللّهَ لاَ يُغَيِّرُ مَا بِقَوْمٍ حَتَّى يُغَيِّرُواْ مَا بِأَنْفُسِهِمْ “Eebbe ma beddelo duul ilaa ay iyagu isbeddelaan” Aayaddan marka aad u fiirsato micnaha ku aasan...

Dalku deyn hor leh uma baahna

Bartamihii 1980’kii, Dawladdii Dhexe ee Soomaaliya lacago deyn ah ayay ka soo amaahatay dalal shisheeye iyo hay’ado kala duwan, sida Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF)...

Jibbada isbeddeldoon ee Bariga Afrika

Transformation Euphoria in the Horn of Africa By Abukar Arman Waxaa tarjumay Maxamed Saahid. Abuukar Carmaan ayaa falanqayn dhammaystiran ka bixinaya xaaladda sida xawliga ah isu beddeleysa...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

President Farmaajo signs Petroleum bill into law, Senate approves Elections Law

MOGADISHU (SI) - President Mohamed Farmaajo Saturday signed the amended Petroleum Law marking a major milestone for the country’s efforts to exploit oil resources...

Janan oo gaaray Kismaayo, Aw Xirsi oo iscasilay

Cabdirashiid Xasan Cabdi nuur Janan, Wasiirkii hore ee amniga ee maamulkii hore ee Jubaland ayaa gaaray Magaalada Kismaayo maanta isaga oo baxsad ah. Ciidamada booliiska...

Sanbaloolshe admits to having renditioned Qalbidhagax to Ethiopia, defends president Farmaajo against any wrongdoing.

In an interview aired on Dalsan TV, Former NISA chief Sanbaloolshe admits to having renditioned Qalbidhagax to Ethiopia, defends president Farmaajo against any wrongdoing. https://www.youtube.com/watch?v=VfdNuuOgtYg