Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

SABABTA LIVERPOOL IYO LYON UGA AAMUSAN YIHIIN FASHILKII HESHIISKII NABIL FEKIR OO LA OGAADAY.

Heshiiskii uu Nabil Fekir ugu biiri lahaa Liverpool ayaa bur-bury kadib markii ay labada kooxood ku heshiin waayeen qiimaha xiddiga ka gadaal markii uu dhaawac ku soo baxay xiddiga. Fekir ayuu saddex sano ka hor soo gaaray dhaawac halis ah oo jilibka ah waxana ay u muuqataa in dhibaatadaas ka hor istaagtay in ay Reds […]

June 11th, 2018 | Posted in Sports | Read More »

Somali young shoulders carry the nation’s flag in Moscow.

Somalia’s flag has been taken before an international audience in Moscow, Russia ahead of the 2018 FIFA World Cup kick off. Somalia has never been to a FIFA World Cup and is not even one of this year’s FIFA World Cup participants, but the nation’s Sky blue flag with the white star in the middle […]

June 11th, 2018 | Posted in Sports | Read More »

Xabi Alonso”Spain Hal Sabab Ayay ugu Sharaxan tahay ku guulaysiga Koobka Aduunka.

Xiddiga khadka dhexe ee Xabi Alosno ayaa xulka qarankiisa Spain u arka xulka ugu cad-cad in uu kor u qaado koobka adduunka Russia 2018 markii 2-aad ee taariikhdooda kadib markii ay horay ugu guulaysteen 2010. Xabi Alonso ayaa ka hadlay sababaha uu xulka Spain sida aadka ah ugu sharaxan yahay isaga oo la hadlaya wargayska […]

June 11th, 2018 | Posted in Sports | Read More »

KOOX DOONAYSA IN MARKALE NAYMAR UU SUUQA ISKOOR KA DHIGO.

Wadahadalka ay yeelanayaan Neymar iyo kooxda Real Madrid ayaa ka furmay magaalada Liverpool iyadoo xulka Brazil uu halkaas ciyaaro Saxiibnimo ku ciyaarayay. Rajo wanaagsan ayaa ku jirta kooxda Los Blancos oo macallinka cusub ee ay keento loo sheegay inuu heli doono laacibkan. Xiriirka Real Madrid ay la sameysay laacibkan wuxuu keeni doonaa, in is faham […]

June 11th, 2018 | Posted in Sports | Read More »

WIIL SOOMAALI AH OO KU GUULAYSTAY TARTAN TAARIIKHI AH.

Orodyahan da’yar oo Soomaali ah ayaa guul taariikhi ah kasoo hooyey tartan lagu qabtay waddanka Jarmalka, kaas oo uu koobka si layaab leh uga horqaaday in ka badan 3000 (saddex kun) oo orodyahan. Cabdiraxmaan Maxamed Faarah ayaa ka qayb-galay tartanka 10 kiilomiri ee ciyaaraha gobollada waddanka Jarmalka, kaas oo lagu qabtay magaalada Heidenheim. Cabdiraxmaan oo […]

June 11th, 2018 | Posted in Sports | Read More »

KLOPP OO LOO TILMAAMAY BADALKA NABIL FEKIR.

Kooxda Liverpool ayaa fiirsanaysa talaabadeeda kale kadib markii uu bur-buray heshiiskii ay ku doonaysay saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Lyon ee Nabil Fekir. Jurgen Klopp ayaa doonaya in uu sii wado xoojinta kooxdiisa kadib markii uu la soos saxiixday xiddigaha Naby Keita Iyo Fabinho. Fekir ayaa ku dhawaa in uu xiddig Liverpool ah noqdo […]

June 11th, 2018 | Posted in Sports | Read More »

MOHAMED SALAH MAKA CAFIYAY RAMOS DHAAWICII UU UGAYSTAY?

Finalkii Champions Leage oo lagu ciyaaray Magaalada Kiev ayaa waxaa habeen murugo uu ahaa Habeenkii kulankaasi la ciyaarayay Kooxda Liverpool iyadoona  uu dhaawac dhanka garabka ah kasoo gaaray Xidigooda weerarka uga ciyaara Mohamed Salah. Dhaawaca Maxamed Saalax waxaa ka dambeeyay Sergio Ramos kaa oo markii uu kalankaasi idlaaday Durbadiiba soo dhigay Bartiisa Twitterka Hadal koobkan […]

June 11th, 2018 | Posted in Sports | Read More »

HAZARD”KOOXDEYDA WAXAA AY KU JIRTAA XAALAD AAD U XUN.

Eden Hazard indicates his Chelsea future could be determined by this summer’s close-season activity. Eden Hazard is anxious to know which manager he will be playing for and which players will arrive at Chelsea next season. While Liverpool, Manchester United and Arsenal have already been active in the transfer market this summer, uncertainty persists at […]

June 10th, 2018 | Posted in Sports | Read More »

PEP GUARDIOLA”WAA BEENAALE Yaya Toure?

Dhawaan ayay ahayd markii uu Yaya Toure waraysi aad xaasaasi u ah siiyay wargayska France Football isla markaana uu Guardiola ku tilmaamay tababare cunsurinimo kula dhaqma ciyaartoyda Afrikaanka ah, wuxuuna Toure ka sheekeeyay sababta uu eedayntan ugu soo jeediyay macalinkiisii kooxaha Barcelona iyo Man City ee Guardiola. Saxaafada aduunka ayaa si wayn uga faalootay hadalkii […]

June 10th, 2018 | Posted in Sports | Read More »

Somalia delegation well-received in Moscow.

A delegation from Somali Football Federation (SFF), led by president Abdiqani Said Arab has arrived in Moscow for the 68th FIFA congress. The president accompanied by his senior vice president Ali Abdi Mohamed and deputy general secretary Ali Mohamed Ahmed landed at Vnukovo International airport of Moscow just a short while after 03:00 on Sunday […]

June 10th, 2018 | Posted in Sports | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application