Maaskaro dib loo isticmaali karo oo iskeed jeermiska iskaga dileysa ayaa seynisyahano soo...
Saynisyahano udhashay Israa’iil ayaa waxa aay soosaareen maaskaro afka iyo sanka lagu xirto oo is iskeed jeermiska iska dileysa kadib marka la dabeeyo sida...
Ilhan Omar Aabeheed Nuur Cumar Maxamed oo u Geeriyooday Covid-19
Ilhaan Cumar, Gabadha Soomaaliyeed ee ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa twitter-ka ku qortay in Isnisniintii uu aabeheed Nuur Cumar Maxamed uu u-geeriyooday waxyeelo uu...
Sooyaalka Jasiiradda Suqatra ee Soomaaliya iyo halis cusub oo aay wajahayso
https://www.youtube.com/watch?v=DNFmHuIervg&t
Jasiiraddaha Suqatra oo ka kooban afar, ayna ugu weyntahay jasiiradda Suqatra oo loogu wada magac-daray waxa aay ku yaalaan badweynta Hindiya inta udhaxeysa xeebta ...
Xayiradii saarnayd Xaafada islii oo la kordhiyay iyadoo ciida ay soo dhowdahay
Dowladda dalka kenya ayaa kordhisay xayiraadi saarneed xaafda islii ee magaalada nairobi iyo xaafada Old Town ee magaalada Mombasa ilaa iyo 6-da Juun, si...
Madaxweyne Farmaajo oo wacay Uhuru si uu u muujiyo sida uu uga xun yahay...
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa taleefanka kula hadlay dhigiisa dalka kenya Uhuru Kenyatta si uu u muujiyo sida uu uga xun...
Kenya oo xayiraad ku rogtay xeryaha qaxootiga ee Kakuma iyo Dhadhaab
Ku dhawaad nus malyuun qaxooti ah oo ku nool xeryaha Kenya ayaa waxaa soo food saartay cabsi laga qabo in uu ku faafo covid...
Sheekh Shaakir oo sheegay inuu yahay madaxweynaha Galmudug
Masuuliyiintii urrurka Ahlu-Suna Wal-Jameeca ee ka talin jirey deegaano ka mid ah maamulka Galmudug ayaa ku xayiran magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Masuuliyiintaan iyo maleeshiyo...
Sirdoonka Axmed Madoobe oo ciidamo ka qoranaya guddaha dhulka Soomaaliyeed ee aay Kenya maamusho
Masuuliyiin ka tirsan 'maamulka' uu Axmed Madoobe hoggaamiyo ee Jubbooyinka iyo sirdoonkiisa ayaa bilaabay in aay ciidamo ka qortaan guddaha dhulka Soomaaliyeed ee aay...
Janan oo gaaray Kismaayo, Aw Xirsi oo iscasilay
Cabdirashiid Xasan Cabdi nuur Janan, Wasiirkii hore ee amniga ee maamulkii hore ee Jubaland ayaa gaaray Magaalada Kismaayo maanta isaga oo baxsad ah.
Ciidamada booliiska...
Xaaf oo qoraal xasaasi ah oo ka dhan ah DF u direy Beesha Caalamka
Gaalkacyo (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa farriin xasaasi ah oo ka dhan ah Dowladda Soomaaliya u diray Xubnaha Beesha...