Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

Doorashada 2020: Farmaajo isagaa soo xiray waddadii uu ku xalin lahaa qodobka kaliya ee hortaagan

Muqdisho (Caasimada Online) – Baarlamanka Soomaaliya ayaa la filayaa inuu ansixiyo sharciga doorashooyinka dalka, kaasi oo dhigaya in doorasho qof-iyo-cod ah aysan xilligan Soomaaliya ka dhici karin, sababo la xiriira amniga dalka oo xun, waqtiga oo yar, iyo dastuurka dalka oo weli qabyo ah. Tani waxay meesha ka saareysa qorshihii madaxweyne Farmaajo oo ahaa in doorasho […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Xog: DF oo xirtay laba ka mid ah askartii toogatay Shabaabkii weeraray SYL

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska ciidanka ilaalada madaxtooyada Soomaaliya ayaa xiray laba askari oo ka tirsan ciidanka Koofiya Casta ee madaxtooyada Soomaaliya, sida ay ilo-wareedyo u sheegeen Caasimada Online. Labadaan askari oo ku kala qornaa Kontaroolada Kashmiir oo ah halka laga madaxtooyada iyo Xaawo Taako ayaa la xiray shalay waxayna ilaa hadda ku jiraan xabsi. […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Maraykanka oo ka cagajiidaya inuu cafiyo deynta uu ku leeyahay Soomaaliya

Dowlada Maraykanka ayaa ka cagajiideysa inay cafiso deymaha ay ku leedahay dalka Soomaaliya oo gaareysa hal bilyan oo dollar. Qorshaha deyn cafinta ee dalka Soomaaliya ayaa ah qorshe weyn oo lagu doonayo in lagaga cafiyo deymaha lagu leeyahay dalka Soomaaliya taasoo la doonayay in ay dhacdo horaanta sanadka soo socda. Hase yeeshee waxaa soo baxaya […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Al-Shabaab oo shaacisay magaca nin ay sheegtay in uu hogaaminayey weerarkii SYL

Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa shaacisay magaca dagaalame ay sheegtay inuu ahaa ninkii hoggaaminayey weerarkii ay kooxdan habeen hore ka fulisay Hotel SYL ee magaalada Muqdisho. Idaacadda Andalus ee kooxdan ayaa magaca ninkaas ku sheegtay Saadaq, waxayna baahisay cod la shegay in ninkaas looga duubay taleefonka intii uu ku sugnaa gudaha Hotelka ee […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiir Sabriye oo shaaciyey habka loo qeybinayo 20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna

Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa faah faahin guud ka bixiyey heshiiskii ay maanta wada gaareen Ahlu Sunna iyo dowladda Dhexe. Sabriye oo wareysi gaar ah siiyey laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in heshiiskaan cusub uu yahay mid muhiim ah, islamarkaana soo afjarayo khilaafkii xooganaa ee […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Madasha wadatashiga oo maxkamadda sare dacwadoodii ku burisay magacoodda oo aan diiwaangashanayn

Khamiis, December 12, 2019 (HOL )– Maxkamadda dastuuriga ah ee Somaliland ayaa dacwadii Madasha wadatashiga usoo gudbiyeen ku buriyey magaca ay sitaan in aanu sharci ku fadhiyin,isla markaana aanu diiwaangashanayn. SOURCE: Madasha wadatashiga oo maxkamadda sare dacwadoodii ku burisay magacoodda oo aan diiwaangashanayn

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Agaasimayaasha Wasaarradaha Dastuurka heer Federaal iyo Dowlad gobolleed oo ku soo dhamaaday Baydhabo

Khamiis, December, 12, 2019 (HOL)-Magaalada Baydhabo waxaa ku soo dhamaaday kulan u dhexeeyay agasimayaasha guud ee wasaaradaha dastuurka heer federal iyo heer dowlad goboleed kaa oo muddo saddex maalin ah ka socday magaalada baydhabo ee dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya. SOURCE: Agaasimayaasha Wasaarradaha Dastuurka heer Federaal iyo Dowlad gobolleed oo ku […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Xog: Musuq-maasuq nooc cusub oo ka billowday xarunta CID ee Muqdisho

Muqdisho (Caasimadda Online) – Shacabka Soomaaliyeed ee maalin kasta waraaqaha dambi laa’anta u doonto Xarunta Dambi Baarista ee CID ayaa dhibaato xoog leh ku qabo saraakiisha qaabilsan shaqadaan, sida ay ogaatay Caasimada Online. Subax kasta, waxaa Xarunta CID ku arkeysaa shacab farabadan oo safaf dhaadheer ugu jiro sidii ay u heli lahaayeen waraaqaha dambi la’aanta […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Taliyaha ciiddanka lugta Soomaaliya oo kulamo la qaadanaya waxgaradka beelihii ku dagaalamay Towfiiq

Khamiis, December, 12, 2019 (HOL)-Taliyaha Ciidanka lugta ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed sareeye guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo Saraakiil kale oo katirsan ciiddanka xoogga, ayaa kulamo la qaatay waxgaradka Galmudug. SOURCE: Taliyaha ciiddanka lugta Soomaaliya oo kulamo la qaadanaya waxgaradka beelihii ku dagaalamay Towfiiq

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Difaaca Qaranka Soomaaliyeed.

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen hindise-sharciyeedka difaaca qaranka Soomaaliyeed oo golaha usoo gudbisay wasaaradda difaaca dalka. Shirka ayaa sidoo kale lagu ansixiyay xeerka cafiska dadka dowladda isku soo dhiiba, xeerka hey’adaha aan dowliga aheyn iyo siyaasadda shaqo abuurka qaranka oo ay soo diyaariyeen wasaaradaha qorsheynta […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application