Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

Musharax Kamal Guutaale oo ka hadlay heshiiska DF Soomaaliya iyo Ahlu Sunna

Muqdisho (Caasimadda Online) – Musharax Kamaal Daahir Xasan Guutaale oo kamid ah musharixiinta madaxweynimo ee Galmudug ayaa soo dhaweeyey heshiiska ay wada gaareen Maamulka Ahlu Sunna iyo Dowladda Dhexe. Musharax Kamaal ayaa si gooni ah Dowladda Dhexe iyo Ahlu Sunna uga mahad celiyey tanaasulaadkii ay sameeyeen iyo is fahankii ay ka gaareen arrimihii murugsanaa ay soo jiitamayey mudada […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Mareykanka oo sameeyey khalad burburinaya rajadii dayn cafinta Soomaaliya iyo safiirka oo is-casili raba

Washington DC (Caasimada Online) – Dadaalka caalamiga ah ee la doonayo in daynta looga cafiyo Soomaaliya ayaa waxaa burburin kara khalad maamul oo ka dhacay dowladda Mareykanka, taasi oo wiiqi doonta isku dayada muddo lagu doonayey in xasilooni loogu soo dabbaalo Soomaaliya. Khaladkan ayaa aad uga yaabiyey qaar ka mid ah saraakiisha Mareykanka, waxaana carrada […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Mareykanka oo sameeyey khalad burburinaya rajadii dayn cafinta Somalia iyo safiirka oo is-casilaad ku fakaraya

Washington DC (Caasimada Online) – Dadaalka caalamiga ah ee la doonayo in daynta looga cafiyo Soomaaliya ayaa waxaa burburin kara khalad maamul oo ka dhacay dowladda Mareykanka, taasi oo wiiqi doonta isku dayada muddo lagu doonayey in xasilooni loogu soo dabbaalo Soomaaliya. Khaladkan ayaa aad uga yaabiyey qaar ka mid ah saraakiisha Mareykanka, waxaana carrada […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Mareykanka oo sameeyey khalad burburinaya rajadii deyn cafinta Soomaaliya iyo Yamamoto oo is-casilaya

Washington DC (Caasimada Online) – Dadaalka caalamiga ah ee la doonayo in deynta looga cafiyo Soomaaliya ayaa waxaa burburin kara khalad maamul oo ka dhacay dowladda Mareykanka, taasi oo wiiqi doonta isku dayada muddo lagu doonayey in xasilooni loogu soo dabbaalo Soomaaliya. Khaladkan ayaa aad uga yaabiyey qaar ka mid ah saraakiisha Mareykanka, waxaana carrada […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Golaha wasiirrada oo ansixiyay Siyaasadda Shaqo Abuurka Qaranka

Khamiis, December, 12, 2019 (HOL)-Golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa khamiista maanta ansixiyay siyaasadda shaqo abuurka qaranka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada. SOURCE: Golaha wasiirrada oo ansixiyay Siyaasadda Shaqo Abuurka Qaranka

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka Soomaaliyeed

Khamiis, December, 12, 2019 (HOL)-Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen hindise-sharciyeedka difaaca qaranka Soomaaliyeed oo golaha usoo gudbisay wasaaradda difaaca dalka. SOURCE: Golaha Wasiirrada oo ansixiyay hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka Soomaaliyeed

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Kadib weerarkii Hotel SYL, shacabka oo Farmaajo ka sugaya jawaabaha 10 su’aal

Madaxweyne Farmaajo waxay shacabka Soomaaliyeed kaa sugayaan in looga jawaabo su’aalahaan. 1) – Sidee Al-Shabaab ku yimaadeen Hotel SYL? 2) – Maxaa isku soo beegay tirakoobka booliska oo saddex maalin kaliya ka socda Kumaanda Bulisiya iyo weerarka Al-Shabaab? 3) – Maxaa ka jira in hubkii Al-Shabaabkii la dilay ay shaqsiyaad qaateen si aan loo baarin? […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo soo dhoweeyay Heshiiska laga gaaray arrimaha Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca (AWSJ). Heshiiska oo ku yimid wada hadal dheer oo dhexmaray Dowladda Fedaraalka iyo ASWJ oo ay gacan ka gaysteen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada waxa uu saldhig u yahay Galmudug midaysan oo loo wada dhan yahay. […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Madasha Xisbiyada oo ka digay halis ka dhallan karta hindise-sharciyeed la hor geynayo golaha wasiirada

Muqdisho (Caasimadda Online) – Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hor imaaday Hindise-sharciyeedka Ha’adaha aan Dawliga ahayn, 2019 ee ay soo gudbisay Wasaarada Qorsheyntu isla markaasna ay Maanta ka doodayaan Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya. Madasha Isbiyada Qaran ayaa sheegay  Macnaha ugu weyn ee ku duugan xeerkan uu yahay  in ay  Wasiirka u suuro gasho go’aan ka gaarista […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Ra'iisal Wasaare Kheyre oo soo dhaweeyay heshiiska laga gaaray dhismaha Dowlad gobolleedka Galmudug

Khamiis,December, 12, 2019 (HOL)-Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Cali Kheyre, ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray Dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna Wal-Jamaaca (AWSJ). SOURCE: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo soo dhaweeyay heshiiska laga gaaray dhismaha Dowlad gobolleedka Galmudug

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application