Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

Ethiopia oo loogu Baaqay Xallinta Colaadda Oromada iyo Soomaalida

Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa lagu wadaa inuu 30ka bishan July booqasho ku tago magaalada Minneapolis. Booqashada Ra’iisal Wasaaraha ayaa ku soo beegmaysa iyada oo ay jirto xiisad colaadeed oo u dhaxaysa qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada. Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka waxaa uu ka mid yahay meelaha ay ku noolyihiin Qurbba joogta u badan […]

July 21st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

(Warbixin) Muhiimad ceynkee ah ayuu u leeyahay Puntland deegaanka Af-Urur?

Bishii Juun ee sannadkii hore ayey ahayd markii dagaallamayeyaal ka tirsan Al Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidanka Puntland ku lahaayeen deegaanka Af Urur oo qiyaastii Boosaaso u jira in ka yar 70 KM. Wararku waxay sheegayaan in weerarkaaas ay askar ilaa 30 ah ku dhinteen, laakin Al Shabaab waxay sheegteen inay dileen […]

July 21st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Hadalkii safiirka Belgium oo caddeeyey beenta iyo laba wajiilenimada Imaaraadka Carabta ee SOOMAALIYA

Booskii Itoobiya ee qalalaasaha iyo diblomaasiyadda gurracan ee Soomaaliya waxaa dhowaanahan galay Imaaraadka kuwaas oo bilaabay in ay si dadban iyo si toos ahba isugu dayaan in ay u majaxaabiyaan dowladnimada Soomaaliya. Taas, waxaa ka dhashay xasarado badan oo dalka ka dhacay, eedeedana dusha loo saaray ama ay ku caddaatay Imaaraadka. Maalinba maalinta kad dambeeysa […]

July 21st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

XOG: ETHIOPIA oo qorshe CAJIIB ah ka dhex wadda ERITREA iyo Soomaaliya?

Addis-Ababa (Caasimada Online) – Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed uu wado qorsho uu wadahadal uga dhex abuurayo dowladaha Eritrea iyo Somalia. Qorshahaani wadahadalka ayaa la soo warinayaa inuu aqbalay Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afewerki oo dhawaanahaani booqasho rasmi ah ku joogay magaalada Adis ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Wadahadalka ayaa […]

July 21st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

TARSAN oo abaal-marin ku bixin doona MAGAC uu doonayo in loo keeno

Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiga Mohamud Ahmed Nur Tarsan oo si dhow ula shaqeeya Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in Somalia ay leedahay dhowr Madaxweyne. Tarsan waxa uu sheegay inuusan garankarin faa’iidooyinka ku jira in shaqsi waliba uu ka shaqeeyo sida uu ku noqon lahaa Madaxweyne sii kordhinaaya cadadka kuwa […]

July 21st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Faysal Cali oo sifo aan laga fileyn ka bixiyey Farmaajo kaddib kulankii Brussels

Hargeysa (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng Feysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in la kulankiisa Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ahaa mid aan sidaa loosii qorsheyn. Feysal Cali Waraabe, waxa uu sheegay inuu ahaa wanaag side isla markaana uu culeyska saaray sida Somalia iyo Somaliland ugu wada noolaan lahaayen xasilooni. Waxa uu […]

July 21st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Sawirro: Amarka Farmaajo oo dhagaha laga fureystay iyo Xamar oo weli kala xiran

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowlada Somalia ayaa xirtay wadooyin hor leh oo ku yaalla magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia. Waddooyinka la xiray ayaa dhexmara xaafadaha kuwaa oo ay isticmaali jireen Mootooyinka iyo Gaari gacanada ay wataan xoogsatada. Waddooyinka oo lagu suray biro dhaadheer ayaa ah kuwa kasoo baxa xaafadaha oo gala laamiyada Makka Al-Mukarama iyo laamiyada […]

July 21st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Sawirro: Amarka Farmaajo oo dhagaha laga fureystay iyo jidad cusub oo la xiray

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowlada Somalia ayaa xirtay wadooyin hor leh oo ku yaalla magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia. Waddooyinka la xiray ayaa dhexmara xaafadaha kuwaa oo ay isticmaali jireen Mootooyinka iyo Gaari gacanada ay wataan xoogsatada. Waddooyinka oo lagu suray biro dhaadheer ayaa ah kuwa kasoo baxa xaafadaha oo gala laamiyada Makka Al-Mukarama iyo laamiyada […]

July 21st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

Xiriirki loo jaray DF Somalia oo muujiyey sida madaxda maamul goboleedyada iyo wasiiradooda isaga warhayn

Wasaaradaha dowlad gobolleedyada ee kalluumeysiga ayaa dhawaan sheegay in ay xiriirka u jareen wasaaradda kalluumeysiga ee dowladda Federaal-ka ah. Ma aha wax cusub in maamul gobolleedyada ay isku dhacaan ama is khilaafaan dowladda dhexe laakiin waxaa la yaab noqotay waxyaabha ay ku doodeen wasaaradaha maamul gobolleedada ee kalluumeysiga markan! Muxuu salka ku hayaa khilaafka ay […]

July 21st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

QARAX gaari oo maanta ka dhacay Muqdisho iyo xog ku saabsan khasaaraha

Muqdisho (Caasimada Online) – Qarax gaari lagu xiray ayaa waxa uu ka dhacay nawaaxiga taalada Daljirka Daahsoon ee Degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho.. Qaraxa ayaa dhacay xilli gaariga uu halkaasi maraayay, iyadoo nooca qaraxa uu ahaa midka loo yaqaan dhajiska ee Baabuurta lagu dhajiyo. Qaraxa ayaa sida la sheegay waxaa ku dhintay wadihii gaariga, sidoo kalena […]

July 21st, 2018 | Posted in Wararka | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application