Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

Maamulka Gobolka Banaadir iyo saraakiisha Amniga oo kulan ka yeeshay weerarkii SYL

Muqdisho (Caasimadda Online) – Shirka amniga Caasimadda ayaa lagu qabtay xarunta gobolka Banaadir iyadoo wax la iska weydiiyay Weerarkii Habeen ka hor lagu qaaday Hotellka SYL ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo shirka gudoominayay ayaa tilmaamay in la iskula xisaabtami doono sugida amniga islamarkaana […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya oo ka fekeraya inuu iscasilo

Khamiis, December, 12, 2019 (HOL)-Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto, ayaa ka fiirsanaya inuu is casilo haddii uu ku guul daraysto qorshaha Maraykanka ee deyn cafinta Soomaaliya. SOURCE: Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya oo ka fekeraya inuu iscasilo

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Mareykanka: Annaga ayaa hubin doonna hir-gelinta heshiiska DF iyo Ahlu-Sunna

Muqdisho (Caasimadda Online) – Safiirka Mareykanka u fadhiyo Soomaaliya, Amb. Donald Y. Yamamoto oo kamid ahaa xubnihii Beesha Caalamka ay waday dadaalka wadahalada Ahlu Sunna iyo Dowladda Dhexe ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay wada gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka Ahlu Sunna Waljameeca. Donald Yamamoto oo soo saaray War saxaafadeed ayaa sheegay in Dowladda Mareykanka […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Madasha Xisbiyada Qaran oo ka digay halis ka dhallan karta Hindise-sharciyeed la hor geynayo Golaha Wasiirada

Muqdisho (Caasimadda Online) – Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ka hor imaaday Hindise-sharciyeedka Ha’adaha aan Dawliga ahayn, 2019 ee ay soo gudbisay Wasaarada Qorsheyntu isla markaasna ay Maanta ka doodayaan Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya. Madasha Isbiyada Qaran ayaa sheegay  Macnaha ugu weyn ee ku duugan xeerkan uu yahay  in ay  Wasiirka u suuro gasho go’aan ka gaarista […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Shiikh Shaakir oo shaaciyey sababta ay u tanaasuleen una aqbaleen heshiiska DF

Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Madaxa Xukuumadda Galmudug isla markaasna ka tirsan hoggaanka Ahlu Sunna Wal-Jameeca Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa soo dhaweeyey waraaqdii kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee lagu sheegay heshiiska dhex maray Ahlu Sunna iyo Dowladda Dhexe. War saxaafadeed uu soo saaray Sheekh Shaakir ayuu ku caddeeyay […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Mareykanka oo ka hadlay heshiiska Dowladda Federaalka iyo Ahlusuna

Muqdisho (Caasimadda Online) – Safiirka Mareykanka u fadhiyo Soomaaliya, Amb. Donald Y. Yamamoto oo kamid ahaa xubnihii Beesha Caalamka ay waday dadaalka wadahalada Ahlu Sunna iyo Dowladda Dhexe ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay wada gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka Ahlu Sunna Waljameeca. Donald Yamamoto oo soo saaray War saxaafadeed ayaa sheegay in Dowladda Mareykanka […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Akhriso: Mareykanka oo soo dhoweeyay heshiiska Dowladda Federaalka iyo Ahlusuna

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Amb. Donald Y. Yamamoto ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay wada gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka Ahlu Sunna Waljameeca (ASWJ). War saxaafadeed uu soo saaray Donald Yamamoto ayuu ku sheegay in dowladda Mareykanka ka go’an tahay inay taageerto dadaaladan, isla markaana ay hubiso hirgelintooda si Soomaaliya loo gaarsiiyo nabad iyo xasillooni. “Mareykanka […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Sheekh Shaakir oo ka hadlay sida ay u arkaan heshiiska ay soo bandhigtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Madaxa Xukuumadda Galmudug isla markaasna ka tirsan hoggaanka Ahlu Sunna Wal-Jameeca Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa soo dhaweeyey waraaqdii kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee lagu sheegay heshiiska dhex maray Ahlu Sunna iyo Dowladda Dhexe. Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa sheegay inay heshiiskaas saxiixeen iyagoo u […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Sh. Shaakir “Annagoo u tanaasuleyna Shacabka Galmudug ayaa aqbalnay Heshiiska”

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo ka mid ah Hoggaanka Ahlusuna ahna Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa soo dhoweeyay heshiiskii laga gaaray arrimaha Galmudug, isagoo caddeeyay in Ahlusuna u tanaasushay shacabka reer Galmudug. War saxaafadeed uu soo saaray Sheekh Shaakir ayuu ku caddeeyay inay aqbaleen in Ahlusuna soo xulaan 20 Xildhibaan oo ka mid ah 89 […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

Ahlu-Sunna iyo dowlada oo heshiis ka gaaray khilaafkii ka taagnaa GALMUDUG

Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray khilaafkii u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo Ahlusuna ee ku aadanaa arrimaha dhismaha Maamulka Galmudug. Wada hadalo maalmihii la soo dhaafay u socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka iyo Hoggaanka Ahlusuna ayaa kama dambeys waxaa saaka laga gaaray heshiis buuxa, iyadoo la […]

December 12th, 2019 | Posted in Wararka | Read More »

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application