Cayaar-yahan Mesut Ozil in uu gabi-ahaanba isaga baxay xulka Qaranka Jarmalka

0
330

Talaado, july, 24, 2018 (HOL) – Laacib-ka reer Jarmal ee lagu magacaabo Mesut Ozil ayaa sheegay in uusan ka sii mid ahaan doonin oo uu isaga baxay xulka Qaranka ee Jarmalka, sababo la xiriira in uu la kulmay naceyb iyo waliba cunsuri-nimo, tan iyo wixii ka danbeeyay markii uu la kulmay madaxweynaha Turkiga.




READ MORE FROM THE SOURCE: Cayaar-yahan Mesut Ozil in uu gabi-ahaanba isaga baxay xulka Qaranka Jarmalka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.