China oo shir ku martiqaaday agaasimaha waaxda Asia iyo Australia ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya

0
287

Khamiis, May, 09, 2019 (HOL)-Agaasimaha Waaxda Asia iyo Australia ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Shirwac Cabdullaahi Ibraahim, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga China ee Soomaaliya, Mudane Qin Jian.




SOURCE: China oo shir ku martiqaaday agaasimaha waaxda Asia iyo Australia ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.