Ciidamada Amaanka oo Gacanta ku dhigay Nin dil u geystay Ganacsade

0
330

Ciidamada ammaanka ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku qabtay qaar kamid ah raggii ka dambeeyay dilka allaha u naxariistee C/kaafi Yusuuf oo kamid ahaa ganacsatada caanka ah ee magaalada Gaalkacyo. Qaar kamid ah saraakiisha saldhigga dhex ee magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen raggii falkaas dilka ah isla markaana mid kamid ah raggii […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Ciidamada Amaanka oo Gacanta ku dhigay Nin dil u geystay Ganacsade

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.