Ciidamada Ammaanka Beledweyne oo toogasho ku diley qof aasayay miino

0
75

Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay toogasho ku dileen qof la sheegay inuu aasayay miino.
Saraakiisha Ciidamada Beledweyne ayaa sheegay inay dileen qofkaasi doonayay inuu miinada aaso isla markaana ay hayaan qori AK ah oo uu watay.
Ciidamada ammaanka ayaa soo bandhigay hub iyo qalabka macmalka ah ee laga sameeyo waxyaalaha qarxa.
Magaalada Beledweyne ayaa ciidamada milatariga waxa ay ka sameeyeen howlgalo lagu baarayay guryaha ku yaal xaafadaha gaar ahaan xaafada Howlwadaag oo badanaa ay ka dhacaan dilalka iyo qaraxyo.
Askar ka tirsan ciidamada ammaanka oo uu mid kamid ah uu ahaa sarkaal ayaa siyaabo kala gaar gaar ah loogu diley magaalada Beledweyne iyadoo sidoo kale weeraro loo adeegsaday bambaanooyin ay ka dhaceen magaalada.



#td_uid_1_5c8183c1a7df4 .td-doubleSlider-2 .td-item1 {
background: url(http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/waxyaalaha-qarxa-1-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_1_5c8183c1a7df4 .td-doubleSlider-2 .td-item2 {
background: url(http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/waxyaalaha-qarxa-2-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_1_5c8183c1a7df4 .td-doubleSlider-2 .td-item3 {
background: url(http://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/waxyaalaha-qarxa-3-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}





Waxyaalaha qarxa oo lagu soo bandhigay Beledweyne


1 of 3






















































The post Ciidamada Ammaanka Beledweyne oo toogasho ku diley qof aasayay miino appeared first on jowhar Somali News Leader.




SOURCE: Ciidamada Ammaanka Beledweyne oo toogasho ku diley qof aasayay miino

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.