Ciidamada ammaanka oo soo afjaray weerarkii Xarunta Wasaaradda Arrimaha gudaha

0
338

Kadib howlgal ay sameeyeen ciidamada ammaanka  ayaa waxay ku guuleysteen in ay soo afjaraan weerarkii Alshabaab,ay ku qaadeen xarunta Wasaaradda arrimaha gudaha,taasi oo ku taala meel u dhow isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa soo bad baadiyay dad ku sugnaa goobtaasi markii uu weerarka dhacayay,haatan xaaladda ayaa ku soo noqotay caadi,waxaana soconaya gurmad loo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Ciidamada ammaanka oo soo afjaray weerarkii Xarunta Wasaaradda Arrimaha gudaha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.