Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya ayaa la sheegay in Xabsiga dhigeyn Afhayeenka Maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax oo loo yaqaanay(Roob da’ay) Xildhibaan Cabdiraxaman Odawaa oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ee laga soo doortay Galmudug ayaa sheegay in Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya ay xabsiga dhigeyn Afhayeenka balse ma sheegin goorta iyo goobta iyo sababta ka dambeysay xarigiisa. […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Ciidamada Ammaanka oo xabsiga dhigay Afhayeenka Maamulka Galmudug