Ciidamada DANAB oo Saldhig Weyn ka sameysanaya deegaanada Galmudug

0
515

Saraakiil ka socotay Dowladda Mareykanka iyo Madaxda ugu sareysa Maamulka Galmudug oo kulan yeeshay ayaa isla gartay in Saldhig Weyn Ciidamada DANAB oo ay tababarto dowladda Mareykanka loogu furo deegaanada Maamulka Galmudug. Saraakiisha ayaa ka hor kulanka waxaa la geeyey Goob loogu talo galay in Saldhigaas laga dhiso oo ku taalla duleedka degmada Dhuusamareeb ee […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Ciidamada DANAB oo Saldhig Weyn ka sameysanaya deegaanada Galmudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.