Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo isku furaya jidad muhiim ah gobolka Hiiraan

0
47

Sabti, October, 13, 2018 (HOL) – Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa shaaciyay howlgal lagu furayo jidad muhiim u ah gargaarka Bani’aadannimo deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan.




SOURCE: Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo isku furaya jidad muhiim ah gobolka Hiiraan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.