Ciidamada Dowladda oo baaritaanno ka sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

0
32

Khamiis, Janaayo, 09, 2020 (HOL)-Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgalo gaar ah oo lagu suganayo nabad-galyada ka sameeyay qeybo ka mid ah xaafadda magaalada Muqdisho




SOURCE: Ciidamada Dowladda oo baaritaanno ka sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.