Ciidamada dowladda oo gacan ka helaya kuwa Ajnabi ah oo howlgal ka fuliyay deegaanka Mubaarak

0
318

Arbaco, September, 12, 2018 (HOL)–Ciidamada dowladda oo garab militari ciidamo kale oo ajnabi ah ayaa saqdii dhexe ee xalay 11kii bishan September, waxaa ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellaha hoose.




SOURCE: Ciidamada dowladda oo gacan ka helaya kuwa Ajnabi ah oo howlgal ka fuliyay deegaanka Mubaarak

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.