Ciidamada Dowladda oo la wareegay deegaan Al-Shabaab maamulayeen

0
275

Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubabda hoose ayaa waxa ay ku waramayaan in ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay wehilanyeen Ciidamada Jubbaland ay la wareegeen Buundada deegaanka Araare oo hoostaga Magaalda Jamaame. Saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka Jubbaland ayaa waxaa Dalsan ay u sheegeen in saakay ay u ruqaansadeen deegaankaas basle iyada oo aan wax dagaal […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Ciidamada Dowladda oo la wareegay deegaan Al-Shabaab maamulayeen

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.