Ciidamada Dowladda oo Muqdisho ku rasaaseeyey dad Shacab ah

0
59

Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada dowladda ay rasaaseeyeen Dhalinyaro ku sugneyd goob uu dab ka kacay. Rasaaseynta dhalinyarada ayaa timid,ka dib markii ay dhagxaan ku tuureen gawaarida dam damiska Gobolka Banaadir oo tegay goobtii uu dab ka kacay,iyaga oo sheegay in ay soo daaheen,isla markaana […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Ciidamada Dowladda oo Muqdisho ku rasaaseeyey dad Shacab ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.